First Batch students of College Agricultural Science thesis defense completed

abrar-qalinjebin

Ardayda kulliyadda Cilmiga Beeraha ee Jaamacadda Abraar oo difaacday buuggii qalin-jebinta iyaga oo ahaa ardaydii ugu danbaysay ee difaacatay.

Dhammaan Maamulka Jaamacadda qeybihiisa kala duwan ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ardaydaasi,iyaga oo ALLE-weyne uga baryay in ay ku intifaacaan cilmigaas ay barteen.

Gabagabadiina waxaa xafladda soo xiray Prof. Maxamed Cabdulqaadir Nuur kana tirsan Maamulka Sare ee Jaamacadda.

Image may contain: 19 people, people smiling, people standing

Image may contain: 2 people

Image may contain: 6 people, people standing

Image may contain: 1 person, eyeglasses and indoor

Image may contain: 4 people

Leave us a Comment