Abrar University Deputy rector met with president of Namik Kemal University

Abrar-and-Namik Kemal univesities

Guddoomiye ku Xigeenka Jaamacadda Abraar Prof. Dr. Cabdalla Maxamed- oo howl shaqo u jooga Dalka Turkiga ayaa la kulmay Madaxda Jaamcadda Namik Kemal iyaga isla qaadaa dhigay hormarinta xiiriirka labada Jaamacadood.

Sidoo kale , Waxa uu Dr. Cabdalla la kulmay ardayda Jaamacadda Abraar ka socota ee Jaamacadda wax ka barta iyaga oo kulan dheer isla qaatay.
Ugu danbayn Dr. Cabdalla waxa uu ardayda ku boorriyey sii kordhinta dadaalkooda iyo in dalkoodii sugayo, howshana ay sii laban laabaan.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

 

Leave us a Comment